Tuesday, May 21st, 2019

Tacsi Tiiranyo Leh

Published on August 16, 2017 by   ·   No Comments

t

Inaa lillaah wa inaa iIeyhi raajacuun  dadkan oo kala ah.

Drs Fowziya Abiikar Nuur 2.

Dr Maxamuud Cabduqaadir xusern

3.Sheekh Maxamed Sheekh

4.Drs Faiza Cali Axmed

5. Dr Abdicasiis Maxmuud Shire

6. Dr Cabdullahi Muse Nur

7. Dr Cabbas Cabdi Ibraahim

8. Dr Badrudiin Maxamed Cilmi

9. Dr Ibraahim Nuuniw Cabdi

10. Dr Adan Jaamac Muuse

11. Dr Cumar Maxamed Eybakar

12. Dr Cabdulqadir Xuseen Jimcaale

13.Dr Maxamuud Cabdulqaadir Xuseen

14. Dr Cabdicasiis Maxamed Cali

15. Dr C/Rashiid Maxamuud Takar

16. Dr C/Rashiid Axmed Nuur

17. Dr Abshir Cabdalla Mansuur

18. Dr Maxamuud Warsame Nuur

19. Dr Shaafici Axmed Diriir

20. Dr Sheekh Axmed Cali

21. Dr Daa’uud Maxamed Cali

22. Dr Maxamed Cali

23. Dr Maxamed Maxamud Cali

24. Dr Awil Warsame Hirsi

25. Dr Naima Abdulkadir Hasan

26. Muse Cilmi Adan

27.Dr Suaad Cali Jamac

28 Dr Omar C/casiis Maxamed

29. Dr Deeqa Yusuf

30. Dr Cabdullahi Yusuf Gaboose

31. Dr Khadra Xaaji Ibrahim

32. Dr Ugaso Ahmed Calasow

33. Dr Fadumo Qaalid

34. Dr Khadra Jiinow.

35. Dr Naasir Jiiroow

36. Dr Fadumo Bashiir Ciise

37. Dr Maxamed Xaaji Cabdullahi Adan

38. Dr Ibrahim Maxamed Daahir

39. Dr Cabdiqadir Cali Adan

40. Dr Maxamuud Barre

41. Dr Cumar Cawaale

Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dr Cabaas Xaaji Cabdulahi Fiiqow iyo Drs Nafisa Xaaji Cabdulahi Fiqoow oo geeri naxdin leh ay ku timid hooyadood  Faadumo Cabdiraxmaan Xussen oo ku geeriyootay magalada Torino ee dalka talyaaniga khamiistii10-08-2017, waxa ay  leeyihiin  ilaahay ehelkii, reerkii ay ka tagay iyo qaraabadii Samir iyo iimaan haka siiyo iyadana ilaahay Qabriga ha u nuuriyo, denbigeedana ilaahay hadhaafo, janasul Firdowsana allaha geeyo. Amiin.

Warar kale

hawenka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sheegay in la xisaabtanka Dowladda ee Haweenka laga horumariyo Midnimada Haweenka Soomaaliyeed isaga oo tiro haween ah arrintaasi u ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu Qabtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda ...
2

Hooyo Muna : “Waan aamin waayay in uu yahay Canug waxa ku jira Bacda ee uu Bahalka ka dul Carary” ( Sawirro)

Muna Cabdulqaadir Yuusuf waa hooyo heysata 5 carruur oo agoon ah, si ay nolol maalmeedka reerka u raadiso ...
6

Ururka Haweenka Qaranka oo la Kulmay Haweenka Bulshada Ra’yidka+ Sawirro

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo taageero ka helayo xafiiska Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Muqdisho kula Kulmay Haweenka Bulshada ...
lul

Maqaal: DA`DA GUURKA IYO BAALUQA CARRUURTU WAA KALA LABA

Taariikhdu marka ay ahayd 6dii Agoosto waxaa shir jaraa’id qabtay Culumada Soomaaliya oo ka fal celinaysa “Sharciga Kufsiga ...
1

Haween ka Tirsan Bulshada Rayidka oo Fariin u Diray Golaha Shacabka. ( Sawirro )

Tiro Haween ah oo hogaamiyaal u ah Ururada Ka shaqeeyo arrimaha Haweenka ayaa goor sii horeysay waxa ay ...
?

Haweenka Ka tirsann Bulshada Ra’yidka oo xusay 8-da Maarso.

Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasab ay soo qaban-qaabisay Madasha Horumarinta Haweenka  oo ah madal ay Sameysay UNWomen si ...
5

Haweenka Xildhibaanadda Aqalka Sare oo doortay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Baarlamaanka Soomaaliyeed ee Qeybta Aqalka Sare .( Sawirro )

Munaasabad ay Haweenka xildhibaanadda Aqalka Sare ay ku doorteen Gudoomiyaha iyo Xubnaha Ururka Haweenka Baarlamaanka Soomaaliya ee Qeybta ...
sarta

Taariikhda ay leedahay Sarta Dabka ee Muqdisho oo la soo Bandhigay+ Sawirro

Xusuusta Xamar: Waa barnaamij lagu soo bandhigayo Sawir gacmeedyo , Muuqaalo , Doodo , dhacdooyin la xusuus qoray, ...
wd

Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanah oo soo saartay Warsaxaafadeed.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu canbaareeyay qarixii ay ...

Keydka Wararka