Tuesday, May 21st, 2019

Dad looga Shakisan yahay Weerarkii lagu Dilay Xubno ka tirsan Ururka Haweenka Qaranka oo Gacanta lagu soo dhigay xili ay baaris ku socoto.

Published on October 1, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka amniga Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed ABuukar Islow Ducaale ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ka sheegay in uu xilkii ka qaadayay taliyayaashii nabad sugidda iyo Booliska Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirku waxaa uu sidoo kale sheegay in xabsiga la dhigay 12 Askari oo ku sugnaa labo saldhig oo ku yaalla Xamarweyne,halkaas oo 27kii Bishii hore weerar ka dhacay lagu dilay labo qof oo ka tirsanaa Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in sidoo kale lala xisaabtamayo Askarta wali maqan ee lagu raadjoogo,kuwaas oo uu ku eedeeyay in ay xilliga weerarkaas shaqada lahaayeen islamarkaana dayacay shaqadoodii.

Wasiir Islow waxaa uu xusay in weerarkaas loo soo qabtay dad la tuhmayo iyo gaarigii weerarka lagu geystay oo uu sheegay in uu baaritaan ku socdo.

Wasiirka ayaa waxaa uu dalbaday in sida ugu dhaqsiyahabadan lagu soo gaba gabeeyo baaritaanka islamarkaana Bulshada loo soo bandhigo,sidoo kalena sharciga la geeyo dadkii weerarkaas ka dambeeyay.Isloow

Warar kale

hawenka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sheegay in la xisaabtanka Dowladda ee Haweenka laga horumariyo Midnimada Haweenka Soomaaliyeed isaga oo tiro haween ah arrintaasi u ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu Qabtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda ...
2

Hooyo Muna : “Waan aamin waayay in uu yahay Canug waxa ku jira Bacda ee uu Bahalka ka dul Carary” ( Sawirro)

Muna Cabdulqaadir Yuusuf waa hooyo heysata 5 carruur oo agoon ah, si ay nolol maalmeedka reerka u raadiso ...
6

Ururka Haweenka Qaranka oo la Kulmay Haweenka Bulshada Ra’yidka+ Sawirro

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo taageero ka helayo xafiiska Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Muqdisho kula Kulmay Haweenka Bulshada ...
lul

Maqaal: DA`DA GUURKA IYO BAALUQA CARRUURTU WAA KALA LABA

Taariikhdu marka ay ahayd 6dii Agoosto waxaa shir jaraa’id qabtay Culumada Soomaaliya oo ka fal celinaysa “Sharciga Kufsiga ...
1

Haween ka Tirsan Bulshada Rayidka oo Fariin u Diray Golaha Shacabka. ( Sawirro )

Tiro Haween ah oo hogaamiyaal u ah Ururada Ka shaqeeyo arrimaha Haweenka ayaa goor sii horeysay waxa ay ...
?

Haweenka Ka tirsann Bulshada Ra’yidka oo xusay 8-da Maarso.

Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasab ay soo qaban-qaabisay Madasha Horumarinta Haweenka  oo ah madal ay Sameysay UNWomen si ...
5

Haweenka Xildhibaanadda Aqalka Sare oo doortay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Baarlamaanka Soomaaliyeed ee Qeybta Aqalka Sare .( Sawirro )

Munaasabad ay Haweenka xildhibaanadda Aqalka Sare ay ku doorteen Gudoomiyaha iyo Xubnaha Ururka Haweenka Baarlamaanka Soomaaliya ee Qeybta ...
sarta

Taariikhda ay leedahay Sarta Dabka ee Muqdisho oo la soo Bandhigay+ Sawirro

Xusuusta Xamar: Waa barnaamij lagu soo bandhigayo Sawir gacmeedyo , Muuqaalo , Doodo , dhacdooyin la xusuus qoray, ...
wd

Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanah oo soo saartay Warsaxaafadeed.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu canbaareeyay qarixii ay ...

Keydka Wararka